Duration 15:43

Wax Tarka huruuda sxx mamawaano

10 939 watched
0
627
Published 28 Mar 2020

Asalaamu caleeykum dhamaan asaxaabteeyda qaaligaa insha Allah ku soodhawaada channel ka iyo barnaamij yadiisa qaaligaa welcome qeeyr Allaha ina wada siiyo dhamaanteen 🤲aamiin yaarabi

Category

Show more

Comments - 40
  • @
    @dacwahfamily4 years ago Mashaallah jazakillahu kheer mamo waano. 2
  • @
    @umubushroascmashalaahtabar42693 years ago Asc mashalaah tabarkalaah ukhti waad madsan tahey kheer alaha kusiiyo marwalbo waad nofaideysaa jasakalahu dhiga aya igu xiren maxa isticmalaah inshalaah. 2
  • @
    @yasminksa15692 years ago Wcs maamo masha allah aniga la iso qorey asaga oo kaniin ah huruda maamo jisaakalah qeyr, 1
  • @
    @namasnamas18004 years ago Masha allh walhi maamo madhawan kugu soo biiray wanka hely sida daganaanta leh oonogu faa ideyneesid qeer ilhy aku siyo.
  • @
    @monaali2034 years ago Masha allah walasheey mama waano aad ayan kuugu mad celinaa wax badan aan kaa fa iiday waxaan alle kaga baryaa aduun iyo aqiro taama xabiibti.
  • @
    @mohasaid88724 years ago Masha allah janadaa halakugu bishareyo abayo.
  • @
    @maryammahamud71694 years ago Asc ukhtii allah subxaanahuu watacaa ha kaa abaal mariyo dadaalka aad walaalaha ku bixinayso xadiith ka rasuulka scw ayaa waxuu yahay allah adoomadiisa waxuu ugu jecelyahay kan dadka anfaca.
  • @
    @cudooninacasho9054 years ago Asc mamawaano jazakallah kheyr su, aal gabar uur leh ma isticmaali karta huruda.
  • @
    @hodhannoohjelle45324 years ago Masha allah mamo wan dhawnahay ee waxaan qaba pcos maxaad igula talin lahayd dhaqtar waan kadalay.
  • @
    @cadareeycadar34334 years ago Maama waano wadkumhdsanthy mida cuntda lagu darsado. 1
  • @
    @umuanwar43304 years ago Asc maamo waano ilaahay hakubarakeyo aakhariyo adunkaba maamo macan maxa uroon naasaha caanaha leh ilmana manuujiyo markay cadada igudhacdo naasaha way ixanunayan lalabana waa leyahay heer an mataqo. 1