Comments - 254
  • @
    @DRTIMAJILAClast year walaal hadii aa suaal qabto la xiriir whastapp number +254 799 914277 10
  • @
    @northernhunter28882 years ago Dr. waxa jira rag lano xiniyo qabo ilmana (chlid) madalan iyo kuwa Hal xiniyo qabo ilmo mey dali karan mise Hal xiniyo iyo labo xiniyo isku awod miya 1
  • @
    @isxaaqahmed95902 years ago Doctor aniga inta danbe madax ayaa aad u xanuunta garan maayo sida ula taaco imika markii hore typhoid ku heesa la I dhacay imika ma aqaanso si ula tacaalo
  • @
    @hamdimahamedosmaan3647last year Asc dr aniga calaamado badan oo migraine ah isku akey lkn caqabad kalo jorto intee lagaala soox8riiraa
  • @
    @nimcomaxamed96092 years ago Dr anigu waxan leyahay chronic magrine maxa xala xata gaadhiga wan ku xanuusta
  • @
    @zharmakeofficial9772 years ago Bashar qiimaha padan alle haku sharfoH dr go forward wlhi mar waliba wN La socdaa video Yadad guud..😢🤲 6
  • @
    @umucabdulaahi86602 years ago Dr aniga marks uur leyahay ayaa hal dhinac aad ii xanuunaa I'll aan ka dhalo maxaa sabab dr? 1
  • @
    @haniomar25532 years ago waankaaaga mahadcelinaa sidaa uuga soo jwbtay codsigeeyga dr 💓 8
  • @
    @mohamudalasow1512 years ago Asc dhogter Ani ahan wan kaga mahad celinayaa sida aad nola wadagtay xanunkan Ani ahan waxan qabaa madaxxanun dhanka Kore ah malmahana igu sobatay maxan sameyaa???
  • @
    @FardosaAbyn-st2qy7 months ago Asc wllo maxada xanuunka joogtada ah ayaa qbaa daawo waan qaatey in bdan kan geeska ah mataga iyo dakaan zaaid ah iyo indhaha waxba kama arko marku ixanuuno marka .maxan sameya 1
  • @
    @cabaasxuseen76592 years ago baad u mahadsantahay dr
    Aniga waxaan qabaa migraine
    2014 dhartar aan u tagay ayaa waxa uu igu yiri jooji daawooyinka aan dhaqtar kuu qorin xitaa haduu madaxu ku
    xanuunayo
    Ilaaahay ayaa keenay asagaana bixin kara
    Dr mahadsanid
    ...
    18
  • @
    @deeqonuur51832 years ago Dr ani madxa geeska wan qabaa hadanse maadaxa culeeska an ka daremee wana wareraaa Dr plz iga so jwb
  • @
    @user-pj4hn9zx1h2 months ago Wareega iyo madkaxda I xanunose in mudo ah hurdana we iga warersantahay Dr 1
  • @
    @user-lj7ef1ct3x9 months ago Abtiyoow midka halka dhinac ah ayaa idhibay kulli calaamadahana waa leehyahy ee maxaan iskaga daa weeyaa
  • @
    @xaawomaxamed48012 years ago Asc dr wan ku salamay aniga waxa igu.dhacay midka dhinaca ah sida aad sheegtay waxan dareemijiray lalabo iyohadalka dadka badan iyo iftiinka iyo isha oo aana kala qaadikarin waxa ka sowareegtay xiligaas 13 sano i ilaa hada wuu igu kacaa marka uu igu koco wa xiliga.kulaylka hada waxan cunaa dawo indiya laiiga soqoray markii uu jiro kulayl daran indhaha waxay noqonayaan daciif ee xagee kala soxiriiraa dr asc ... 4
  • @
    @ilhancalicabdilaahi51172 years ago dr aniga dhinac ba iga xanuna si jogta ah bu I xanuna waliba idinka uu I dbiba oo buqa hadalada wn dhibsada wn cadhoda ana 2 jir ah I xanunay mar labad dhic iga xanuna lkn hal dhinac iga xanuna
  • @
    @fariihasoofe50992 years ago Dr aniga labada wa leha madaxa halga dhinaca mudo 3sano camal a leha wilab ada modo ishu in ay iso dhacayso madaxa guudan Wu I xanuun walbi aroorti Marjan so koco dawo o gu fican o locun isheg
  • @
    @aadansuubane9997last year Asc dr madax xanuun ayaan dareemaa bil walba oo joogta ah maxaa igula talinee aad ayaan dhib ugu qabaa muda ku dhaw 2 sano 1
  • @
    @hodanbarko65772 years ago Dr aniga madaxa saaid ixanuna waxan kadareema culeeys waxuna iga xanuna qeebta kore hurdana mahelo ee xagee kalasoxirira please
  • @
    @calicawil94292 years ago Dr labadaa xanuunba wan dareemaa kaa dhinaca ah iyo ka wareega ahba markaa maxaan sameeyaa 1
  • @
    @yonismayow962 years ago Datore aniga waxan labadan bilod isku arkay madaxanunka halka gees ah datore dawa ayan u hahnahay ma igu cawin karta please thanks datore 1
  • @
    @zakariyecabaade42382 years ago Dr aniga waxaa leyga haysa hal dhina mar maxaaa xal ah dr 1
  • @
    @deeqowadne29942 years ago Shugran Dr aad buu iianfaccay barna mijkada aadna waan ugu baahnaa taloyina waan kaa ranaa 2
  • @
    @XidayfeSaleeban-zr4zh5 months ago Asc wll calamada ad sheegtay ayaan leyahay dhinac ayaa ixanuuna maxaa lagu daweeyaa
  • @
    @maryanmshire19992 years ago Dr mahadsanid anigu waxan isku arkay calamadaha Magraine Maxa lagu daweeyaa 2
  • @
    @hamdaabdirahman17042 years ago Asc dr aad ayan kugu bahanay melan kala xidhiidho talo ayan karaba 1
  • @
    @nashaadmaxmd59432 years ago Dr wa mhdsantahy runtii wa drema nocan migraine.ka ah hdne prctmol aya cuna bdnaa Blse is bdal ma arko dabecadeyana aye isku badashy dulqad majiro 1
  • @
    @yusufmaxamed95862 years ago Dr tima jilic aniga waxan ahay qofka kor dhan ka dareemaayo labada dhinac rnti
  • @
    @honeyslh89542 years ago Waxan ka codsanena inaa naga soqanciso bacteria calosha gasho plz adigo mahadsan 1
  • @
    @BarwaaqoDhaladone week ago Dr dhinac kaliya i xanuna 2 cisho ama4 cisho iga maqnada iftinka wu i dhima jirku dhan wan ka gubta sidi wax dacari ku kacday ayu mantag i qabta ila isha i xanunta dhinaca inu madaxu ikala dhacayo ban moda hadalku iyo sanqadhu madaxa iga gasha dr sen isaga daweye iso jawab ...
  • @
    @sophiaabdirahman6538last year Asc Dr waxaan isku arkay madaxanuun joogta oo said 1
  • @
    @hodanadan61372 years ago Acs Dr wad mahad san tahay runti xanun waxan isku arkay saida 5 malin cml wana migraine qabka u sharaxday hada ayan ahay lalabo iyo madaxa oo ixanuna ki nini waxba iga tari waa waxsna ma qabi jirin qof iska cadiyaa oo daax xanun an qabin waxa laga yaba 3 bilod inu madaxu ixanuno kadibna u iska ficanado lakin hada 5 malin wax is badala mahan mxan sameyaa Thanks ... 2
  • @
    @cashacabdul23842 years ago Doctore waxaan qabaa midka dhiinaca sida sawrika ad ugusamey say yacni isha ila dhafoorka ilaa dhakada kalabar keeda laalabo ayan leyahay iyo qaylada idhibaysa iyo iftiinka ama layrka maxaan kidaweeya toctore🤦‍♀️
  • @
    @yaasindiiriye95722 years ago Doctor aada u mhdsan tahy ani migraine ayan qawa ilahay haku sharfo see ku hela dawadisa ado mhdsan 1
  • @
    @nimcohappy91902 years ago Aniga Dr bashi ugu yaran waxa uu ixanuuna 20 days markaa maxa ii dawo ah
  • @
    @mhmedcbdulah75577 months ago Dr waxad mahadsan tahay sida usharax day 2
  • @
    @shukrimahat5592 years ago Anga migraine ayn qawa Lkn indaha aya said e hanunan tasnx mxa sawawa dctor plz iso sheg dctr 1
  • @
    @maxamadshukriaf-maal316410 months ago Asc dr. Timajilic alle haku barakeeye waxaan ahay wiil dhallin yaro ah waxaan muddo 1 bil ah la aallaa madax xanuun,wareer,iyo matag dhiiggayga guud waa la baadhay wax cudur ahna waa layga waayay hadda wxn caafimaad ahaan u joogaa muqdisho ma socon karo haddaan istaago wn wareerayaa fadllan isoo caawi caafimaad ahaan ... 1
  • @
    @MuusemaxamedsuubanMuusemaxamed2 years ago Diktoore.aniga.waxaan.ahatbukaan.lagu.sheegay.dhiig.kar.balse.calaamadaha.gaas.calooledka.aya.igu.badan.mar.mar.habeenkii.waxan.lasoo.boodaa.wadna.garaac.hurda.la.aan.aan.ubaahanaayo.laba.barkin.waxaan.dagsadaa.hadii san.suuliga.aado.ama.kiniini.qaato...ama.malab.sidoo.kale. sidoo.kale.qaraw.sidoo.kalewalwal.badan.waxaa ii.dheer.labadeeda.dhaban.ee.wajiga.midka.midigta.waxaa.soo.galay.madow.ka.bilaabanaayo.maska da.dhabanka..oodhan afar.santi.xanuun.madaxa.waxaan.isju.arkaa.sadexdii.bilal ..halmar.oo.tar.tartiib.ku.bilaawda dabadeed.aad.uigu.laba qarxa.ilaa.marka.dambe.uu.isaga.tar.tar.tiub.isaga dhamaada.waxaana.wal.wal.igu.hayo.kala.saarida.dgiig.karka.ìyo.gaaska.waxaan.joogaa.makiinat.buuq badan.jabqda ku.badan.tahay.. waxaasi.oodhan.jirto.ayaan.iskaga.dhax hurdaa.buuqa.saxmad.intaba iyado.ey.jirto..dhibsashada.waa.boqolkii.halmar ...
  • @
    @zahrohassan88242 years ago Tension headache ihaya wll everyday wuu ixanuna 2
  • @
    @idirismustafa9569last year Asc Dr aniga waxan qaba tension headache mudo 7 bilod marka dawo kaste waxba faïdo kama helin marka maxan sameya
  • @
    @harithturab2 years ago SCW.DR WAAN KUSLAMAY.WAXAAN KUWAYDIIYAY QALIINKA XUBINKA TARANKA MARKUU QALOOCSANYAHAY WAX DHIB AH MALEEYAHAY 1
  • @
    @raahoabuukar93212 years ago dr nuuce magrain waa ani calamadahas dareem maxa igula tali laheed??
  • @
    @miimiisse26602 years ago dr saaaid buu ixanuuuna Ani dhankaa tabcaan sifaadka dhana wuu leeyhy kininka Norabionka iska dherjiyaaa
  • @
    @maxamedcabdi28902 years ago Dr xalkeen kaalasoo xidhiidhaa aad ayaan kuugu bahanee
  • @
    @sadiyomohamedaadan10522 years ago Asc walaal inbladande ayaa madaxa ixanuunayaa mudo 3sano ah waxaan kaaraba cawinaad
  • @
    @najiibabdi47452 years ago Zaahip please h.p baayloriga kasoo hadal walaal please mahadsanid
  • @
    @hodanaxmed58362 years ago Asc Dr Aniga
    Madaxa
    Odhan
    Iya saaid
    Ii xanuuna
    2
  • @
    @user-to2zh3ry3m3 months ago Asc digtoore dadka waalada hayayaaye maxaa xal u ah ama udaawo ah dhibkaan dadka kasoo fikir dhiibtay dhaan waa wada dhibanayaal maxaa u xal ah dawo ahaan ama talo ahaan,
  • @
    @smfisomali43782 years ago Dr aad ayaad u mahadsantahay
    Aniga waxan qabaa migrant ga calamadahaas aad sheegtay na waan leeyahah
    2
  • @
    @haniyusufilmi97542 years ago Dr madax xanuun joogta ah ayaan qaba 4 asbuuc malaha 2 asbuuc o kamida madaxa i anuuna sacadan 4 deys wu i xanuna dhinica bidix ba i xanuunya
  • @
    @shukridaud64622 years ago dr ani madax xanunkeyga saan mahan noc kle miya jiro oo madax xanun ah wlhi 2weaks gor uma kicin isbital aan datagy neh wuxu igu so dhahay infectionka dhiga aa qabtaa dawoyin ayey isosiyeen wana ka shakiyey dawadii oo ani waxan iskaga shakisanay malaria ama typhoid lkn i.A waxan rajenaa inu ilahy subxana watacalaa i cafiyo ... 1
  • @
    @mohamudabshir74812 years ago Dr aniga madax qaybtiisa dhex I xanuuneysa ilaa mudo dhuux inta ka danbeysay oo dhan ilaa labada gees ee madax markan dr isku geeyo xanuun ka dareema 1
  • @
    @nasramohamed81072 years ago Dr wan isku arka hadalka itfitnka wu idhiba matagna wu iqabta aad ayuna madaxa ixanuna ila an cuno banidol laba xabo ima dago 1
  • @
    @fatimaftima92292 years ago wll waad mahdsantahy lkin waxaan qaba kaan dhinaca oo kaliyaa ee talo iga sii seen isaga daweeya 2
  • @
    @riiremuhamed61785 months ago Dadka hadalokada ama buuqa wan dhibsanaya labada maash aya ixanuneso malin walbo ama ano fican hada buuq arko wa ixanuna waliba mantag aya i qabanyo mahdli karo wana everday please icawi brother muqdsha joga dawada aan qadan karo iso qor malariyo iyo tifow wan iska wayay ekfashin laika helay shukran ...
  • @
    @motivationfilm53402 years ago Dr aniga madaxa wuu ixanuunaa malin walba waxan igu daran labada dhafoor Dr sidee u daa weeyaaa
  • @
    @marwotuuna77302 years ago Doctor Af Somali inaad wax noogu sharaxdo kaa codsaneynaa ileen xanuun walba somalida magacbey u taqaan engilshka waxba kama fahmeyno plz🥺 2
  • @
    @xamdixikmad77952 years ago Tension headache aya i hayk dr suniyaha maskaxda indhaha maashka xanun dr mhadsanid ee i cawi mxan sameya dr 1
  • @
    @amuunguulane10472 years ago Dr labadan noocba wey ixanuuna walahi waliba wakhtiyada ad sheektay
  • @
    @sophiasophia46466 months ago Dr dhinac ayaa I xaauuna xita Isha way ila xauunta xita labadeyda indhod way kala yaraden xanuunka Miya u sababa talw
  • @
    @shakrahajji2976last year Dr calmado halkan an dhagystay ayan isku arkay marka inad lanolin iyo dawyn ka hello ayan rbaaa I.a
  • @
    @BarniMaxamedCali4 months ago Allah anaa qaba xanuunkaas halka dhinac madaxanuun joogta ah
  • @
    @haniabdulkadir9794last year Magrenka waa qaba waxaad moda dr ka inu aniga iga hadalyo ilahay ha iga dul qado malinku igu kaco dhow cashu i haya 1
  • @
    @ilhanquruxlast year Hal dhinaca bes ayaa leeyga haaya waana saaid dr
  • @
    @naciimagaraad12742 years ago asc wll aniga madaxa dhaan ayaa ixanuna mudo labo sana aha isheeg dawo muhim aha
  • @
    @ganicali41702 years ago Please Dr xagen kala so xarira isheg ani madaxa xanun said aya qawa wlhi wan dalay Please iso jwb Dr 🙏😢
  • @
    @cabdicumarxasancumarxasan95222 years ago Wiil yar oo dugsi dhigta ayaa xanuunka igaqaba maxaan kuxalikara
  • @
    @zaytuunbagey67102 years ago apowe kan halka dhinac maxa lagu daweeya isheeg bal🙏plze buuq io iftaan i dhibaayo
  • @
    @ustaadcabdulaahi88762 years ago Dr aniga labadooda waan isku arkaa ,laakiin waan ubadanyahay midka halka dhinac aay badanaa ixanuuna! 1
  • @
    @ilwaadAbdurashiid46315 months ago Dr shalay galab maqribkii madaxa ixanuunay ilaa iyo cawa waa ixanuunaya 😢wlhi hadalka hadlaayo waa idhibaa iyo shanqarta yaa rabbi iga caafi😢🤲
  • @
    @maxamedcawilcabdi45562 years ago Ani waxan qaba dr kam tension marka culays iyo madaxa oo xaanun yar aan kadareemo mar.walba wuu ixanuuna ha een iyo maalin waa usku kaymid
  • @
    @honeyslh89542 years ago Shugran doctor anga marna madax odhan ayaa ixanuna marna madax hal dhinac ayaa ixanuna lkn wax igu badan marka madax odhan xnunkisa
  • @
    @cabdishakuurnuur7289last year Maxaa lugu daaweyaa dhinac xanuunka joogtadaa kahortagsa Maleyahay dre
  • @
    @safiyobaarbe43032 years ago Xanuunka waxaa ihaayo goonka ilaa isha oo dhan aa i xanuunaayo
  • @
    @ruweydoabdirashiid85002 years ago Asc dr inaan kula hadlo ayn rawaaa halke laga laso xariiraa dr
  • @
    @queninamoha50092 years ago Ha diktor midka madaxa hal dhinac ayu iga xanuna mudo 2sano cml ayu sas i xanuna marka uw sidas i xanuna kaligey inan mel Iska tago jecelahay marka plz isheg maxa dawo u ah illahey haku barakeyo ❤️ 5
  • @
    @xamdixikmad77952 years ago 15 aa shegesaye bishi dhan buu i xanuna dr wa yabnhy 3
  • @
    @hasnanoordeman58282 years ago Mashallah runti wxad thay Dr hil ubahan sodawad walalken sher gareya aniga taqatirta intinedka wx kuso gudbiyo aad ayan utagera sabato ah wx badan ayey bulshada ufideyan Mashallah horay usoco 13